Gaari goor dhow ku qarxay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow oo galabta ah waxaa uu ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Sida wararku sheegayaan qaraxa ayaa ka dhashay miino lagu soo xiray gaari hor yiilay guri ku yaalla xaafada 1-da Maajo ee degmada Waaberi meel ku dhow Suuqa beerta. Gaariga la qarxiyey ayey wararku sheegayaan inuu lahaa sarkaal ka tirsan … Continue reading Gaari goor dhow ku qarxay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya